diff --git a/app/src/main/res/values-so/strings.xml b/app/src/main/res/values-so/strings.xml
index ea49ffa03..fe191d6bd 100644
--- a/app/src/main/res/values-so/strings.xml
+++ b/app/src/main/res/values-so/strings.xml
@@ -12,12 +12,12 @@
Bitcoin
Kaashka Bitkooyn
Cusboonaysiin
- Apps-ka
+ Appska
Geemam
- Apps-ka & Gemaam kayga
+ Appska & Gemaamka
Saar
Kushubaya
- Kujira
+ Lagushubay
Kushubida
Kushub
Ka hel koodhka Aurora Store barta GitLab ee Aurora OSS.
@@ -35,7 +35,7 @@
Maamulaha xannibaada
Kudar Xannibaada
Xannibaada
- Apps jaban
+ Apps xaraash ah
Dhammaan wada nadiifi
Nadiifi kuwa dhaamaday
Dhamaan siiwad
@@ -43,7 +43,313 @@
Siiwad
Wada haki
Majiraan wax lasoo dajiyay
- Qaybaha
+ Noocyada
Kuwa sare
Adiga
+ Cusboonaysiin
+ Kujira
+ Dhaliilaha
+ Qiimayno kale
+ Faahdaahin dheeraada
+ Wuxuu ogolaadaa in appka dajintiisa xaga dambe laga wado
+ Dajinta appka xaga dambe
+ Dajinta socota markiiba
+ Bogga joogtada ah
+ Xidhiidhka garanwaaga aan amniga ahayn
+ Shaandhaynta aan joogtada ahayn
+ Kala-shaandhaynta raadinta dib ayaa loo fadhiisiyaa raadin walba. Xidh si aad ukaydiso shaandhaynta raadinta
+ Shaandhaynta
+ Nashqada Tusmada
+ Nashqada Tusmada
+ Darkord
+ Adeega gadaal kudajiyaha appka
+ Lama gudbin karo fadhiga aallada
+ Fadhiga aallada waa lagudbiyay
+ Lama abuuri karo Matalaha AAS
+ Lama gudbin karo qiimaynta
+ Laqiimeeyay
+ Bogga Dhexmushaax lama heli karo
+ Laba jeer kudhufo saad oga baxdo
+ Hambalyo, lambarka tirsiga waa laheli karaa waana la dajinayaa.
+ Lambarka tirsiga aad codsanayso lama helikaro.
+ Iibsashada appska looma heli karo akoonada garanwaaga ah.
+ Codsiga waa la ogolaaday
+ Dhakada ayaa lagu qabtay
+ Lagu daray La ogolaaday
+ APK-ga waa lagudbiyay
+ Lama gudbin karo APK-ga
+ Looma heli karo akoonada garanwaaga ah
+ Xidhiidhyo kushubid oo duug ah ayaa la iska dhaafay
+ Dajin gacanta ah
+ Kaydka iibsiga
+ Khad majiro
+ Maktabada
+ Luuqada
+ Kushubaha appka
+ Kushubida
+ Play Store
+ Soodajinta
+ Aallada
+ Faahfaahin
+ Appska maktabada kujira
+ Akoonada
+ Shiddan
+ Kuwa lacagta sare
+ Iibsiga sare
+ Bilaashka sare
+ Dookha tafatiraha
+ Hubso inaad dib-u-gasho oo aad dib usoo bilowdo appka si aad u hirgaliso wax-kabadalka.
+ Xidhiidhkii wuu dhacay, dib-u-gal si aad xidhiidh cusub usamayso.
+ Lama heli karo faylasha
+ Appka lama helin
+ Appka lama taageerin
+ Appka lama iibsanin
+ Dajintii maguulaysan
+ Wuxuu raadiyaa cusboonaysiinta appska laxidhay
+ Cusboonaysiinta ladheereeyay
+ Soodhig appska lamidka ah iyo kuwa laxidhiidha bogga faahfaahinta appka
+ Lamid ah & laxidhiidha
+ Boggaga Adiga shaashada hore soodhig
+ Boggaga Adiga
+ Kaga bax appka halmar ood meesha kanoqoshada taabato
+ Durba kabax
+ Qaabka
+ Habaynta
+ Nashqada
+ Aalladu saytahay
+ Caddaan
+ Madow X
+ Madow
+ Mugdi
+ Khadka
+ Dooro nooca lagu shubi appska. kani wuxuu kushaqeeyaa kaliya habka root-ka
+ Noocyada kushubida (Tijaabo)
+ Habka kushibida
+ Dooro habka kushubida APK-ga
+ Kushubaha Xidhiidhka
+ Adeega Aurora
+ Kushubaha Root
+ Kushubaha aallada
+ Saar marka lagushubo
+ APK-ga waa lasaari (waa hadaada fadhiga badalin)
+ Si iskeed ah ugu shub marka lasoodajiyo APK-ga
+ Appska islamarka ay dajintu dhamaataba waa lagu shubaa
+ Kusamee aqoonsiga GSF aallada
+ Shaandhee appska Google
+ Wuxuu kasaaraa appska Google natiijada raadinta iyo qaybta noocyada appska
+ Shaandee appska F-Droid
+ Wuxuu liistada kasaaraa appska F-Droid
+ Kaydka dibada ah waxaa loo isticmaalaa soodajinta, gudbinta iwm.
+ Kaydka dibada ee isticmaalaha
+ Tirada ugu saraysa soodajinta ee halmar wada socon karta
+ Fadhigan waxaa la fulin doonaa markaad appka dibusoo bilowdo
+ Dheeraad
+ Hormaris
+ Soodajinta
+ Nadiifi kuwa layska daayay ama kushubida hormada kujira
+ Xoog kunadiifi xidhiidhka kushubida
+ Ogolow in Dukaanka Aurora appska lagaga sooshubo
+ Fasaxa Kushubaha
+ Waxaa ubaahan aalladaha isticmaalaya Androud 11+, udheeraad ah Ogolaansha Kaydka Dibada
+ Maamulaha Kayka Dibada
+ Si aad ukaydiso soodajinta (APK-yada & OBB-yada), ugudbiso ood uga soogaliso fadhiga aallada kaydka dibada.
+ Ogolaansha Kaydka Dibada
+ Seetahay\?
+ Marka hore ucalaamadi shuruudaha adeega inaad akhriday.
+ Waan akhriyay shuruudaha Dukaanka Aurora.
+ Fadlan akhri shuruudaha adeeganaga oo aqbal si aad u isticmaasho Dukaanka Aurora.
+ Shuruudaha adeega
+ Soodhawoow
+ Nashqadaha
+ Ogolaanshaha
+ Kushubaha
+ Dooro waxaad jeceshahay
+ Dukaanka Aurora wuxuu ubaahan yahay inaad u oglaato kuwan
+ Dooro kushube kuhaboon
+ Kudhufo si aad ugu shubto
+ Ogaysiin guud
+ Ogaysiin dagdaga
+ Cusboonaysiin ayaa jirta
+ Kuma shubi kartid appska xidhmada (lakala jajabiyay) adoo isticmaalaya kushubaha barnaamijka aallada. Ubadal kushubahaaga Xidhiidka, Adeega ama Root.
+ Ma rabtaa inaad cusboonaysiiso\?
+ Cusboonaysiin ayaa jirta
+ Sidoo kale waxaad dooran kartaa kushubaha barnaamijka aallada, markaasna APK-yada nooca xidhmada (kala qaybqaybsan) iskugu jira kuma shubi kartid. Sidaa darteed mid uun doorro.
+ Fadlan xidh MIUI Optimizations si kushubidu ushaqayso, hadiikale waxaad dooran kartaa Root ama Adeega kushubaha.
+ Kushubuhan kuma shubi karo wax app ah ayadooy ugu wacantahay MIUI Optimizations.
+ Waxaad isticmaalaysaa MIUI!
+ Waxay umuuqataa inaad isticmaalayso aallad Huawei ah, ayadooy ugu wacantahay xannibaad ay Google kusoo rogtay, ma gali kartid akoonka.
+ Huawei ayaad isticmaalaysaa!
+ Shuruudaha adeega
+ Laysan
+ Afeef
+ Suggaya inaad xaqiijiso
+ Garanwaa
+ Waa lagu shubay
+ Kaydka kuma fila
+ APK khalad ah ama cilladaysan
+ App aan kushaqaynaynin
+ Waxaa jirta xidhmo khilaafaysa
+ Lama abuuri karo xidhiidka
+ Kushubidii waa laxanibay
+ Kushubidii waa laga noqday
+ Kushibiihii maguulaysan
+ Marka hore fadhiisi adeega Aurora oo u ogolow codsiyadiisoo dhan.
+ Kushub adeega Aurora 1.0.9 ama mid kasareeya, ama badal kushubaha.
+ Adeega Aurora waa laheli karaa waana diyaar in lagu shubo.
+ Looma ogolaan root-ka. U ogolow ama badal kushubaha.
+ Root-ka waa diyaar
+ Labo
+ Sadex
+ Wanaagsan
+ Hal
+ Afar
+ Shan
+ Dhammaan
+ Fiiri warka
+ Fiiri
+ Warka Exodus
+ Difaaca Aurora
+ Dabgale(yaal) ayaa lahelay
+ Warka Exodus
+ Hubinaya dabagaleyaal…
+ Kushaqeeya Exodus
+ Malaha wax dabagale ah
+ Wax war ah lama heli karo
+ Qiyaasaya
+ Lahoray
+ Dajinaya
+ Laqabtay
+ Qabo
+ Helaya xogta dheeraadka ah
+ Dajintii maguulaysan
+ Xisaabinaya
+ Lasaaray
+ Ladajiyay
+ Laga noqday
+ Kawada noqo
+ Appkan maxaad ka qabtaa\?
+ Sawir-shaashadeed
+ Qiimaynta
+ Qiimaynta waa lagudbiyay
+ Qiimaynta iyo faallada
+ Qiimee appkan
+ Marka hore qiimaynta xidigaha samee
+ Sirdhawrka
+ Ogolaansho
+ Lacag
+ Fiiri waxa dadka kale ay ka qabaan appkan
+ Wax app ah laguma darin kuwa la ogolyahay
+ Majiraan wax cusboonaysiin ah
+ Majiraan wax qiimayn ah
+ Ogolaansho majiraan
+ Tusmo lama heli karo
+ Majiraan Kutiirsanaan
+ Wax app ah oo udhigma lama helin
+ Wax app ah lama heli karo
+ Bilaa xayisiis
+ Faahfaahin dheeraada
+ iib appka dhexdiisa ah
+ Ubaahan GSF
+ Bilaash
+ Faylasha
+ Emailka
+ Websiteka
+ Jawaabta hormariyaha
+ Barta hormariyaha
+ Xidhiidhka hormariyaha
+ Ciwaan
+ Faahfaahin
+ Ku tiirsan
+ Xayisiis Leh
+ Waxa isbadalay lama soogudbinin
+ Waxa isbadalay
+ Isdiwaangalintu waxay qaadan kartaa wakhti, hadhow ayaad fiirin kartaa meeshay wax marayaan.
+ Waxaad la kulmi doontaa waxyaabo cusub iyo sidoo kale cillado intaysa bulshowaynta kale arag. Warcelintaada sii hormariyaasha (sameeyaasha appka) si aad oga caawiso inay hormariyaan adeega.
+ Ku biir barnaamijka tijaabada\?
+ Waxaad tahay tijaabiye
+ Barnaamija tijaabada
+ Kudar kuwaad rajaynayso
+ La ogolyahay
+ Sug
+ Wada cusboonaysii
+ Cusboonaysii
+ Faahfaahinta Appka
+ Hadhow iskuday
+ Gudbi
+ Ka bood
+ Isdiwaan gali
+ Gal
+ La wadaag
+ Raadi
+ Kaydi
+ Kuceli
+ Dib usoobilow
+ Dib udir
+ Akhri
+ iibso
+ Hore
+ Bandhig
+ Suggaya
+ Qabo
+ Fur
+ Hagaag
+ Xiga
+ Dajin aad maamusho
+ Ka bax
+ Gallaya
+ Ka bax
+ Hadhow
+ Ku biir
+ Soo gali
+ Iskadhaaf tirsigan
+ Iskadhaaf
+ Bogga Hore
+ Loo ogolaaday
+ U ogolow
+ Kaydi xidhmada Appka
+ Dhamee
+ Qiimaynta
+ Lacag ah
+ Iskujir
+ Kutiirsan GSF
+ Soodajinta
+ Kuwa xayisiika leh
+ Fulli
+ Dhammaan
+ Kuwaad jeceshahay
+ Gudbi
+ Fur
+ Daji
+ Dhamaaday
+ Soohel
+ Iskadaa
+ Xidh
+ Diid
+ Koobiyee Tixraaca
+ Koobiyee
+ Xidh
+ Nadiifi xogta
+ Wada nadiifi
+ Nadiifi
+ Hubi
+ Kanoqo
+ iibso
+ Kanoqo
+ Waydii
+ Fulli
+ Qiimaynta oodhan
+ Akoonnada
+ Aqbal
+ Kabax Aurora
+ Gal adoo isticmaalaya
+ Waad ka baxday
+ Google
+ Garanwaa
+ Fiiri Aurora Store qormadooda xaga XDA si aad doodaha ama soojeedinada oga qayb qaadato.
+ Qoraalada Hormariyaha
+ Ku biir qolka Aurora Support si aad oga qayb qaadato doodaha iyo soojeedinada.
+ Telegram
+ Ugu deeq xaga PayPal
+ PayPal
+ Noqo taageere xaga Liberapay
\ No newline at end of file